World News in Somali

Itoobiya oo Qaadeysa Xaaladda Deg Degga ah

Golaha Wasiirrada Ethiopia ayaa maanta ansixiyay sharci ogolaanaya in la qaado xaaladda dag daga ah ee dalkaasi saarneyd tan iyo bishii Febraayo ee sannadkaan. Bandowgani...

Deg Deg: Dawladda Qatar Oo Markab Hub Ah Soo Siisay Xukuumada Madaxweyne Farmaajo + Sababta

Deg Deg: Dawladda Qatar Oo Markab Hub Ah Soo Siisay Xukuumada Madaxweyne Farmaajo + Sababta Dawlada Qatar ayaa waxaa ay Markab hub ah u soo...

Deg Deg: Kooxda Al-Shabaab Oo Weerar Culus Ku Soo Qaaday Maamulka Puntland + Khasaara Ka Dhashay

Ururka Al-shabaab ayaa waxaa ay weerar culus habeen xalay aheyd ay ku qaadeen fadhiisin  ciidamada Puntland ee Toga Bali Khadar oo ku yaala duleedka...

Xogo Cusub Oo Tibaaxaya In Waddanka In Pakistan Uu Gacan Weyn Ka Gaysatay Dilkii Sheekh Usaama Bin Laden?

Hay'adda sirdoonka dalka Pakistan ayaa baadhitaan culus ku furtay madaxii hore ee hay'addan awoodda badan ninka lagu magacaabo Jeneraal Asad Durrani, kadib markii uu...

Kenya: Nuxurka Kulanki Labada Madaxweyne Iyo Arrimo Xasaasi Ah Oo Ay Ka Wada-Hadlen + Qodabo Ay Ku Heshiiyeen

Kenya: Nuxurka Kulanki Labada Madaxweyne Iyo Arrimo Xasaasi Ah Oo Ay Ka Wada-Hadlen + Qodabo Ay Ku Heshiiyeen Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img