World News in Somali

Somaliland: Guddoomiye Cirro Tacsi Diray Marxuum Sheekh Cabdilaahi Cabdi Cali

Guddoomiye Cirro Tacsi Diray Marxuum Sheekh Cabdilaahi Cabdi Cali Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro) ayaa wuxuu dhammaal tacsi ah u dirayaa,...

Somalia: Ra’iisul wasaare Khayre Oo u Ambabaxay Dalka Qatar

Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa galinkii hore ee Sabtida  maanta u ambabaxay magaalada Dooxa ee xarunta  dalka Qatar. Faahfaahin badan lagama bixin booqashada...

Somalia: Madaxweyne Farmaajo Oo Ka qeyb Galay Shir-madaxeedka Ururka Iskaashiga Islaamka ee Makka

Madaxweynaha Soomaaliya ,Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay Meertada 14aad ee Shir-madaxeedka Ururka Iskaashiga Islaamka kaasoo diiradda lagu saarayay iskaashiga, amniga iyo horumarka...

Somaliland: Masuul Ka Tirsan Qaramada Midoobay Oo Golaha Ammaanka Hortiisa Uga Sacabo Tumay Qodob Ku Jiray Khudbadii Madaxweyne Biixi Ee 18 May

Ku-xigeenka madaxa xafiiska Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya, danjire Raisedon Zenenga ayaa u sacabo tumay qodob ku jiray khudbadii Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img