Wargane TV

Somaliland: Xukuumadda Muuse Biixi Oo Markale Aflagaado Qaawan Ku Qaaday Proff. Axmed Ismaciil Samatar .

Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo dagaal xagga war baahinta loo marinaayo la gashay Proff. Axmed Ismaciil Samatar oo Wali ka tirsan Xisbiga KULMIYE...

Somaliland: “Xildhibaan Dhakool Haddii Aan La Xidhin Shacbiga Dili Lahaa…” Faysal Cali Waraabe

Eng Faysal Cali Waraabe oo shir jaraa’id kaga hadlay xaaladda dalka ka taaggan iyo xadhigga Xildhibaan Dhakool ayaa sheegay in xildhibaankaasi khalad weyn sameeyay...

Somaliland: “Waa War Aan Jirin Oo Been Abuur Ah Inaan La Kumay Safiirka Qatar, Prof. Samatarna Waa Kii Sheegay Inuu Kulmiye Yahay Ee Yaanay...

Guddoomiyaha xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa ku dooday inaanu jirin kulan uu magaalada Nayrobi kula yeeshay danjiraha dawladda Qatar u fadhiya...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img