Sports

Shaxda Rasmiga Ah Ee Barcelona Vs Juventus, Luis Enrique Oo Shax Cusub Ku Soo Galay Garoonka

Kooxaha Juventus iyo Barcelona ayaa min 90 daqiiqo oo kaliya u jira in ay u soo baxaan afar dhamaadka Champions Leaque-ga ama ay macasalaameeyaan....

Antonio Conte Iyo Kooxdiisa Cheslea Oo Heshiis La Gaadhay Mid Ka Mid Ah Xidigaha Real Madrid Ee Santiago Bernabeu Ku Sugan.

Tababaraha kooxda Chelsea ee Antonio Conte ayaa haddaba sii diyaarsanaya qorshaha suuqa kala iibsiga kooxdiisa Blues. Kulamo dhawr ah ayaa ka hadhsan xili ciyaareedkan...

Kabtan John Terry Oo Fariin Qiimo Badan Hawada U Mariyay Jamaahiirta Chelsea, Halkaan Ka Aqriso Fariinta Oo Dhameystiran.

Chelsea ayaa xaqiijisay in kabtankeeda John Terry uu dhamaadka xili ciyaareedkaan isaga tagi doono kooxda, wuxuuna soo afjari doonaa 22-sano oo uu kooda ka...

Ciyaartoyda Bayern Munich Oo Xalay Qolka Labiska Ku Booqday Garsoore Viktor Kassai, Maxey U Sheegeen.

Ciyaartoyda Bayern Munich ayaa qaadan waayay go’aanadii garsoore ee xalay dilay rajadii ay ka qabeen semi finalka Champions League, waxeyna dhawr ciyaartoy ku booqsdeen...

Rajadooda Tartanka, Bandhigii Xalay, Waxa Uu Ka Codsanayo Jamaahiirta Bernabeu & Cristiano Ronaldo Oo Ka Hadlay Kulankii Xalay.

Shan gool ayaa lagu qoray magaciisa labadii kulan oo uu wajahay kooxda Bayern Munich kulamada Quarter finalka Champions League, Los Blancos ayaana u gudubtay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img