Sports

“Waxaa Nahay Rajo La’aan” Diego Maradona Shaki Galinaya Rajada Argentina Ee Koobka Aduunka La’aanta Lionel Messi.

Halyeyga qaranka Argentina Diego Armando Maradona ayaa shaki galinayaa hadii qarankiisa ay soo gaari karaan Russia oo lagu qaban doono koobka Aduunka sanadka 2018...

Arsene Wenger Oo Jamaahiirta Arsenal U Sheegay In Alexis Sanchez Uu Emirates Stadium Sii Joogi Doono Xilli Ciyaareedka Danbe

Arsene Wenger ayaa amaanay geesigiisa FA Cup Alexis Sanchez, waxaana uu sheegay inuu sii joogi doono Arsenal xilli ciyaareedka soo socda. Xiddiga reer Chile ayaa...

Kadib Dhaawacyadii Wembley, Miyey David Silva Iyo Sergio Aguero Taam Buuxa U Noqon Karaan Kulanka Manchester Derby?

Sida ay fahantay shabakadda Goal, labada ciyaariyahan ee ugu muhiimsan Manchester City David Silva iyo Sergio Aguero ayaa laga yaabaa iney kasoo muuqdaan kulanka...

Halkee Lakala Marayaa Tartanka Loogu Jiro Kabta Dahabka Gooldhalinta Qaaradda Yurub? Yaase Hogaaminaya?

Tartanka loogu jiro kabta dahabka gooldhalinta horyaalada yurub ayaa meel xiiso leh maraya Lionel Messi ayaana hogaanka sii dheereystay kadib markii uu laba gool...

Maxaa Lagu Qoray Saaka Bogaga Hore Ee Wargeysyada Spain Ka Dib Guushii Barcelona Ay Ka Gaartay Real Madrid Ee El Clasico?

Lionel Messi ayaa xalayto dib u soo kiciyay tartanka horyaalka La Liga ka dib markii uu waqtigii dhimashada uu dhaliyay goolkii guusha ee ay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img