Sports

Sandro Mazzola Oo Aaminsan In Mid Ka Mid Ah Kooxaha Talyaaniga Ay Awooddo Iney Soo Iibsato Lioenl Messi, Ma Ac Mise Inter?

Lionel Messi waxaa lagu qiimeeyaa ciyaariyahanka aduunka ugu qaalisan markey noqoto in kooxi damacdo iibkiisa, balse ciyaariyahankii hore kooxda Inter Milan Sandro Mazzola ayaa aaminsan...

Xagan Si Toos Ah Uga Daawo Ciyaarta Xiisaha Iyo Xamaasada Badan Ee Everton Vs Chelsea

Tababare Antonio Conte ayaa kusoo galay safkii uu caanka ku ahaa isagoo keydka u dhaadhiciyay Cesc Fabregas wuxuuna kulankaan kusoo bilaabay Pedro Rodriguez oo...

Shaxda Rasmiga Ah Ee Espanyol Vs Barcelona- MSN Oo Dib U Midoobay Iyo Enrique Oo Dhawr Isbadal Shaxdiisa Ku Sameeyay.

Barcelona ayaa marti u ah kooxda ay dariska yihiin ee Espanyol iyada oo xaamada kulanka Catalan Derby ay saamayn ku yeelan karto tartanka horyaalka...

Real Madrid vs Valencia – Los Blancos Oo Caawa Tijaabo Adag Ku Mari Doonto Garoonkooda Santiago Bernabeu.

Real Madrid ayaa fursad u heli doonta iney cadaadis badan saarto Barcelona madama ay ciyaareyso waqti ka horeeya kulanka ay martida u noqon doonto...

Espanyol vs Barcelona – Catalan Derby – Wax Walba Oo Ku Saabsan Kulanka Caawa & MSN Oo Wadajir Noqon Kara.

Kooxda Barcelona ayaa caawa tijaabo adag ku mari doonta garoonka Cornella-El Prat oo ku yaala isla gobolka Catalan markaas oo ay marti u noqon...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img