Sports

Man City Oo Si Rasmi Ah Ugu Dhawaaqday In Ay Dhamaystirtay Saxiixa Xidigii AS Monaco Ee Bernardo Silva.

Kooxda Manchester City ayaa hadda ku dhawaaqday in ay dhamaystirtay saxiixa xidigii kooxda AS Monaco ee Bernardo Silva kaas oo noqday saxiixii ugu horeeyay ee...

Yaaab Ku Guulaysiga Ballon d’Or-ka Miyaa?, Waxaa Qasab Igu Ah In Aan Dilo Cristiano Ronaldo Iyo Lionel Messi.

Ciyaartoy badan ayaa ka quustay in ay ku guulaystaan abaal marinta shaqsiga ah ee  Ballon d’Or kadib markii ay noqotay abaal marin u dhexaysa...

Toos U Daawo Ciyaarta Xiisaha Iyo Xamaasada Badan Ee Malaga Vs Real Madrid (Live Stream)

Real Madrid ayaa hal dhibic uga baahan in ay koobka La ligha ku guulaysato wuxuuna Zidane kulankan doonayaa in ayna wax qalad ah samayn....

Toos U Daawo Ciyaarta Ugu Danbeysa Liga Isbaanishka Ee Barcelona Vs Eibar (Live Stream)

Barcelona ayaa Camp Nou ku soo dhawaynaysa kooxda Eibar ee kulankeeda xili ciyaareedkan ugu danbeeyay waxayan kooxa Luis Enrique doonaysaa in ay ilaa daqiiqada...

Daawo Chelsea Oo La Gudoonsiiyay Koobka Premier Leaque-ga Iyada Oo Stamford Bridge Ku Gumaaday Sunderland

Chelsea ayaa Stamford Bridge ku gumaaday kooxda heerka labaad u dhacday ee Sunderland oo qaybtii hore ee kulankan Blues kala hortimid iska caabin wayn...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img