Somali News

Somaliland: Labada Xisbi Mucaarid Ee WADDANI Iyo UCID Oo Ganafka Ku Dhuftay Hadal Ka Soo Yeedhay Wasiirka Warfaafinta

Labada xisbi mucaarid ee WADDANI iyo UCID ayaa ganafka ku dhuftay hadal shalay ka soo yeedhay wasiirka wasaaradda warfaafinta,

Somaliland: Ciidamo Madaarka Laascaanood Kula Wareegay QAAD, Ganacsatadii Lahaa Diideen Inay Ku Cashuurtaan Shillinka Somaliland

Ciidammada Milletariga ee ku sugan Magaalada Laascaanood, ayaa Shalay la wareegay Qaadka Miirooga oo Diyaaradi si maalin leh uga soo waariddo Dalka Kenya. Ciidammada Milletariga...

Qaramada Midoobay Oo Hadal Hanjabaad U Eeg U Jeedisay Hoggaamiyaha Xasuuqaya Muslimiinta Dalkiisa Myanmar

Xoghayaha guud ee Qaramada midoobe Antonio Guterres, ayaa mar kale ugu baaqay Hogaamiyaha Myanmar, Aung San Suu Kyi, inay soo afjarto howlgalada militari ee...

Somaliland: “Waxaan Kalsooni Ku Qabaa In Guushu Ay Raaci Doonto Xisbiga Waddani Hadii……” Murashax Cirro Oo Sheegay In Guusha Doorashadu Ay Raacayso Xisbiga WADDANI

Murashaxa Madaxweynaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr.Cabdiraxmaan Cirro, ayaa sheegay uu rumeysan yahay guusha Doorashada soo socotaa ay raacayso Xisbiga WADDANI

Somaliland: Natiijada Kulan Siyaasadeed Dhexmaray Madax-dhaqameedka Beelaha Bariga Burco & Waqooyiga Hargeysa, Nuxurka Codsi Ay Wateen Waftiga Subeer Awal iyo Saamaynta Uu Ku Yeelan...

Madax-dhaqameedka iyo Siyaasiyiinta Subeer Awal Oo Dhigooda Bariga Burco Ku Boorriyey Inaanay Xisbi Keli Ah U Xidhnaan  Siyaasiyiin miisaan culus iyo madaxda dhaqanka beelaha Subeer...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img