Somali News

Somaliland: Xisbiga KULMIYE oo Madal Ilyartu Is-qabatay Ugu Fooladeeyey Siyaasiyiin iyo Haldoor culus oo Kasoo Digo-rogtay WADDANI

Xisbiga midnimada iyo horumarinta Somaliland ee KULMIYE, ayaa madal si weyn loo agaasimay kusoo dhaweeyey xildhibaanno iyo siyaasiyiin miisaan leh oo kamid ahaa bud-dhigayaashii...

Somaliland: Suldaanka Guud Oo Shacabka Uga Jawaabay Sababta Uu Saddexda Xisbiba Uga Dhex Muuqdo?

Suldaanka guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa ka hadlay sababta uu saddexda Xisbi-ba u wada taageeray, uguna qayb galo Munaasibadahooda, waxaanu...

Somaliland: “Berberi Waxay Yeelan Lahayd Mustaqbal Wanaagsan, Haddaan Xukuumadan KULMIYE Kala Didin”

“Niman ayaa inaga leexiyay majarihii oo ina xaraashay oo ilaa dhulkii ilaa xabaalii maanta lagu soo noqday, waynu noolayn doonaa Berbera” Guddoomiye ku xigeenka ku...

Somaliland: Ciidammada Booliiska Oo Shalay Dhirbaaxo Ku Dhuftay, Dad Rayid Ah Oo Isku Dayey Inay Sharciga Gacmahooda Ku Fushadaan

Saddex Qof oo midkood Askari Booliis ah yahay, ayaa ku dhaawacmay Iska Hor-imaad Shalay Subaxdii hore ka dhacay Magaalada Boorama, kaasi oo u dhexeeyay...

Somaliland: Madaxda Xisbiyada Qaranka Oo Caadeystay Inay Isku Eedeeyaan, Falalka Lidka Ku Ah Tartankooda Ee Taageerayaashooda Khaldani U Badheedhaan

Masuuliyiin ka mid ah Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa sheegay in la waxyeeleeyay Xafiis uu Xisbigoodu ku leeyahay Degmada 26-ka June ee Magaalada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img