Somali News

Somaliland: Murrashaxiinta KULMIYE oo Hadhimo-sharafeed Loogu Sameeyey Masnooyin Ku Yaalla Degmada BAKI

Murrashaxiinta madaxweynaha iyo ku-xigeenka xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi iyo Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo wefti kooban oo ay horkacayaan, ayaa hadhimo-sharafeed maamuuskeedu...

Somaliland: Murrashaxiinta KULMIYE oo Xadhigga Ka Jaray Xafiisyo Cusub oo uu Xisbigu ku Yaalan doono Deegaanka RUQI

Murrashaxiinta madaxweynaha iyo ku-xigeen ee xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi iyo Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa xadhiga ka jaray xafiisyo cusub oo uu...

Somaliland: Guddidii Ololaha Ee Muuse Biixi Magacaabay Oo Togdheer Khilaaf Siyaaseed Ka Abuuray + Burco & KULMIYE Oo U Muuqda Inay Kala Dhaqaaqeen

Hogaankii Ururka Haweenka Qaranka Ee Now, Xubnaha Guriga Gaashaan iyo Garabkii Haweenka ee Xisbiga KULMIYE oo Badhkoodna Is-casileen Badhna Cabasho Wayn Muujiyeen. Haweenka ku dhaqan...

Somaliland: Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Oo Wasiir Cali Mareexaan Ku Eedeeeyey Inuu Iibiyey Xabaal Uu Awawgood Ku Aasan yahay, Madaxwaynahana Farriin Adag U...

“Madaxwayne Cali Mareexaan Wuxuu Wadaa Waa Wax Nabadda Ka Fog Oo Dhibaateeduna Ay Dambayn Doonto” Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir. Hargeysa (Somalilandtoday)-Suldaanka guud ee beelaha Somaliland...

Somaliland: “Cashuurta La Idinka Qaado Maayirka Hargeysa Ayaa KULMIYE Ugu Ololeeya, Cashuurta Waxaa Loogu Talo-galay In Hadh La Idiinku Sameeyo..” Murashax Cabdiraxmaan Cirro

Murashaxa Madaxweynaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa subaxnimadii Khamiista xadhiga ka jaray Xafiis ay iskood u furteen una qalabeysteen shacbi...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img