Somali News

Somaliland: Shir-siyaasadeed Ay Magaalada Burco Ku Lahaayeen Ergo Dhaqan Oo Ka Socday Galbeedka Hargeysa Iyo Bariga Burco Oo Lagu Kala Kacay

Maxamed iyo Cali Mareexan oo Jaanta Isla Helay + Maxamud Xashi oo Hankiisu Heegada u Kacay Iyo Muuse Biixi oo Hal Dhagax laba Shimbirood...

Somaliland: “Arrimaha Dhulku Waxay Noqdeen Arrimaha Ugu Dhibaatada Badan, Khilaafaadka Ugu Badan Iyo Xiisadaha Ugu Badana Dalka Ka Kiciya” Wasiir Faratoon

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Guddaha Prof:Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa ka hadlay kulanka Somaliland iyo Somaliya ku dhexmaray Magaalo Madaxda dalka Itoobiya ee Adisababa,...

Somaliland: “Wasiir Maxamuud Xaashi Waa Masuulka Keliyee NAANAYS Kula Baxay Beenta Iyo Ballan-daridda….” Siyaasi Axmed Xasan Cali (Axmed-Like)

Siyaasi Axmed Xasan Cali (Axmed Like), ayaa Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland ku tilmaamay inuu yahay masuulka keliyee Xukuumadda Siilaanyo intuu ay jirtay naanays kula baxay...

DegDeg: Muxu Boqor Buurmadaw Ka Yidhi Shirkii Beelaha Bariga Burco Iyo Galbedaka Hargaysa iyo Cida gudoomiye ka Noqon Doonta Xisbiga Kulmiye

Halkan ka Daawo Muxu Boqor Buurmadaw Ka Yidhi Shirkii Beelaha Bariga Burco Iyo Galbedaka Hargaysa iyo Cida gudoomiye ka Noqon Doonta Xisbiga Kulmiye

DegDeg: Daawo Nuxurka Shirkii Salaadiinta beelaha Barriga Burco iyo Galbeedka iyo Waqooyiga Gobolka Maroodijeex iyo Murashaxa ay Dhisayaan

Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cali iyo Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi oo ku dhawaaqay go'aamada kasoo baxay Shirkii Salaadiinta beelaha Barriga Burco iyo Galbeedka iyo Waqooyiga Gobolka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img