Somali News

Baarlamaanka Gobolka Catalan Oo Shaaciyay Inay Ka Go’een Dalka Spain .

Baarlamaanka gobolka Catalan ayaa cod uu qaaday waxa uu isku raacay inuu xor ka yahay dalka Spain kadib markii dowlada Spain ay u muuqato...

Wargane Tv: Badhasaab Ramaax Oo Kabaha La Dul-Maray Guddoomiye Cirro

Wargane Tv: Badhasaab Ramaax Oo Kabaha La Dul-Maray Guddoomiye Cirro

Somaliland: Badhasaabkii Uu Madaxweyne Siilaanyo ka caydhiyey Gobolka Maroodijeex oo ka soo jawaabay xilka qadistiisa

Gudoomiyihii Gobolka Maroodijeex Mustafe Cabdi Ciise Shiine oo goordhaweyd uu xilkii ka qaaday Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud(Siilanyo)ayaa bartiisa Facebook soo dhigay qoraal...

Somalia: Alshabaab Oo Dhagax Ku Dilay Haweenay Degmada Saakaw.

Ururka Al-Shabab ayaa haweenay ku dilay magaalada Saakow ee Gobolka Jubbada Dhexe kadib markii ay ku eedeeyeen inay ku kacday fal sino ah. Al-Shabab...

Somaliland: Gudoomiyaha UCID Oo Si Diiran loogu soodhaweeyey Deegaanno ka tirsan Gobolka Hawd

Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Eng faysal Cali Waraabe iyo Wafti Uu Hogaaminayo ayaa Maanta safar dheer ku soo marey Deegaanno hoostaga Gobolka Hawd...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img