Somali News

Somaliland: Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Nasiib-darro Ku Tilmaamay Shaqaaqadii Dararweyne

Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed. ayaa si adag uga hadlay Dagaal laba Beelood oo Walaalo ah ku dhex maray degaanka Dararweyne oo...

Somaliland: Wefti uu hoggaaminayo madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland oo safar shaqo ku tagay deegaanka Dararweyne oo dhawaan dagaal ku dhexmaray Laba beelood iyo...

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Saylici iyo wefti uu hoggaaminayo oo maalmihii ugu dambeeyay ku sugnaa goboladda barriga Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta...

Deg Deg: Muuse Biixi Ma Seexdo Ila U Habeenki Saddex Jeer U Madaxweyne Farmaajo La Hadlo” Murrashaxa Cirro + Muuqaal

Deg Deg: Muuse Biixi Ma Seexdo Ila U Habeenki Saddex Jeer U Madaxweyne Farmaajo La Hadlo" Murrashaxa Cirro + Muuqaal Guddoomiye Cirro oo khudbada Ka...

Somaliland: Suldaan Cumar: “Madax-dhaqameedka Nabad baa lagu ogaa. Maaha inay Nabadda iyo Nolosha Ummadda burburiyaan.”

Suldaanka Guud ee beelaha Arab Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ee shaqaaqadu ku dhex martay deegaanka...

Somaliland: Suldaan Guud Ee Beelaha Arab Oo Ka Hadley Colaada Ka Jirta Ceel-afweyn, Farriin Waayeelnima U Diray Saladiinta Isu Jawaabtay

Suldaan Guud Ee Beelaha Arab Oo Ka Hadley Colaada Ceel-afweyn, Farriin Waayeelnima U Diray Saladiinta Isu Jawaabtay https://youtu.be/Zw3ESIMCl1Y

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img