Somali News

Somalia: Faafaahin Weerar ay ku dhinteen 10 ka tirsan Al shabaab iyo dowladda oo ka dhacay Gobolka Baay

Ugu yaraan afar askari oo ciidanka dowladda ka tirsan iyo lix kamid ah dagaalyahannada Al Shabaab ayaa shalay ku dhintay weerar gaadma ah oo...

Somalia: Al Shabaab oo tababar ciidan gudaha dalka Soomaliya ugu soo xiray dagaalyahanno Kenyan ah

Warbaahinta Al Shabaab ayaa siidaayay muuqaal ku saabsan xaflad loo sameeyay dagaalyahanno ka tirsan kooxda oo dhameystay tababar ciidan oo muddo socday. Sheekh Cali Maxamuud...

IRAN: oo siyaasada Maraykanka ee Bariga Dhexe ku tilmaamtay “Jaahilnimo”

Madaxweynaha IRAN Xassan Rouhani ayaa si adag uga jawaabay eedeynta uga timid Maraykanka iyo Sacuudiga shirkii ka dhacay magaalada Riyad. Xassan Rouhani oo todobaadkan markale...

INDIA: Dowlada Xagjirka ah oo dooneysa inay xirto Wadaadka Caanka ah Dr.Zakir Naik

Booliiska dalka India ayaa ka codsaday Hay’ada Booliiska dunnida ee Interpol in loo soo gacan geliyo Wadaadka Muslimka ah ee Caanka ah Dr.Zakir Naik...

Somaliland: Xildhibaan Aareeye Oo Cambaareeyay Qaabkii Loo Ururiyay Qaadhaankii 18 May

Xildhibaan Cali Ibraahin Aareerye ayaa si adag u dhaliilay qaabkii loo ururiyay lacagta ay madaxtooyadu ugu yeedhay gurmadka abaaraha ee lagu bedelay dabaaldegadii 18...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img