Somali News

Deg Deg: Madaxweyne Siilaanyo Oo Hambalyo Balaadhan U Direy Shacabka Somaliland Bisha Ramadan Awg,,

HAMBALYADA MADAXWEYNAHA EE BISHA RAMADAAN : 26/05/2017 RAMDAAN KARIIM, KULLU CAAM WA-ANTUM BIKHAYR. ILAAHAY WAXAN KA BARYAYAA INAYNU RAMADAANTAN TEEDA KALE INNAGU GAADHSIIYO BASH-BASH, BARWAAQO,...

Deg Deg: Askari Ka Tirsan Ciidamada Ilaalada Shirkada Beeyada Ee SBI COCACOLA Oo Xalay Dhaawacay Laba Qof Oo Shacaba.

Askarigani oo kamida ciidamada ilaalada shirkada SBI COCACOLA qaybteeda samaynta beeyada FOOXA ayaa xalay Abaaro 8 Fiidnimo waxa uu dhaawacay laba hablood oo uu...

Somalia: Madaxweynaha Soomaaliya oo dalka dib ugu soo noqday

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo), ayaa maanta dalka dib ugu soo noqday, kadib maalmo uu booqasho ku joogay qaar kamid ah...

Somalia: Farmaajo iyo Boqorta dalka Qadar oo ka wada hadlay, taageeradda Bajadka dowladda, fududeynta wada hadalo iyo amniga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) iyo Boqorka dalka Qadar Emir H H Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani, ayaa kulan guul...

Maamulka Gabilay Oo Ku Fashilmay Qaybinta Raashin Mucaawimo Ah Iyo Xisbiga WADDANI Oo Ka Faa’idaystay

Maamulka Gobolka Gabilay ayaa ku fashilmay Qaybinta raashin mucaawimo ahaa, taas badalkeedina waxa ka faa’idaystay Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI oo munaasibad ballaadhan ku...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img