Somali News

Somalia: Nin Hubaysan Oo Qudha Ka Jaray Lix Ruux Oo Raashin Mucaawimo Ah Loo Qaybinayey Yaab

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar nin hubeysan uu ku qaaday dad barakacayaal ah oo gargaar loo qeybinayay degmada Caabud-waaq ee gooblka...

War Deg Deg Ah: Maxbuuskii Saddeexaad Oo Iminka Jeelka Burco Ugu Dhex Dhintey Xanuuka Shuban Biyoodka .

Waxaa Goor dhaweyd jeel weyn ee magaalada Burco ugu dhex geeriyoodey maxbuuskii saddexaad ka dib markii uu ku dhacay xanuunka shuban biyoodka. Laba Maxbuus oo...

War Deg Deg Ah: Ciidamada Booliska Hargeysa Oo Xabsiga Ku Gurey Qaar Kamid Ah Qoyska Reer Sheekh Madar Iyo Halka Uu Salka Ku Hayo...

Ciidamada Booliska Somaliland ayaa xabsiga ku gurey qaar kamid ah eheladda qoyska reer Sheekh madar,iyaga oo ciidamada Booliskuna ay xabsiga u taxaabeen sida ay...

War Deg Deg Ah: Xanuunka Shuban Biyoodka Oo Iminka Dad Ku Laayey Deeganada Sheekh + Xukuumadda Oo Indhaha Ka Xidhatay

Xanuunka shuban biyoodka oo maalmihii ugu danbeeyey si xawli ah ugu faafaayey gobalka Togdheer ayaa waxaa uu laba qof ku dilay deeganka Beer oo...

War Deg Deg Ah: Talyihii Madaafiicda Ee Ciidamada Qaranka Somaliland Oo La Dilay + Cida Dishay

Alleh Ha U Naxariistee wararka soo gaadhaya shabakada Ilaysnews.com waxaa ay sheegayaan in taliyihii madaafiicda ee ciidamada qaranka Somaliland la dilay Taliyaha ayaa waxaa lagu...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img