Somali News

Somalia: Madaxweyne Gaas Galmudug Waa La Shaqaynaynaa

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo khudbad Ka jeediyay xafladda caleemasaarka Madaxweynaha Cusub ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa sheegay in dowladda...

Cadaado: Axmed Ducaale Xaaf oo Loo Caleema Saarey Madaxweynaha Galmudug

Maantey oo Isniin ah waxaa ka dhacay magaalada Cadaado ee xarunta kumeel-gaarka ah ee Galmudug xaflad si heer sare ah loo soo agaasimey oo...

Somalia: Ciidamada amniga Puntland oo gacanta ku dhigay maandooriye

Ciidamada amaanka dowlad gobolleedka Puntland ayaa howlgal ay ka sameeyeen xaafado ka mid ah magaalada Garoowe ee caasimadda maamulka Puntland waxaa ay ku soo...

10 Qof Oo Ku Dhintay Qarax Ka Dhacay Magaalada Baqadaad Ee Dalka Ciraaq.

Qarax bam ayaa ka dhacay goob jalaatada lagu iibiyo oo ku taalla badhtamaha magaalada Baqdaad ee dalka Ciraaq halkaasi oo ay ku dhinteen ugu...

Madaxweynaha Dalka Faransiiska Oo Dhiggiisa Ruusha U Sheegay In Aanay Aqbali Karin In Hub Kiimiko Ah Loo Adeegsado Suuriya

Madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel Macron, ayaa u sheegay dhiggiisa Ruushka, Vladimir Putin, in hubka kiimikada ah oo lagu dhex adeegsado Suuriya tahay arrin khad cas...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img