Somali News

Somaliland: Daawo Muuse Biixi Muxu Ka Yidhi Xanuunka Shuban Biyoodka Burco Ka Dilaacay

Daawo Muuse Biixi Muxu Ka Yidhi Xanuunka Shuban Biyoodka Burco Ka Dilaacay  

Somaliland: SHUBAN-BIYOOD Faro-baas Ku Haya Shacabka Togdheer, 24 Qof Oo 48-kii Saacadood Ee U Dambeeyay U Geeriyooday & Dadka U Jiifa Goob Laga Sameeyay...

“Intii Goobtan shaqada laga bilaabay waxa la qaabilay illaa 2,736 Qof, Afar iyo labaatankii Saacadood ee u dambeeyayna waxa la qaabilay 140 Qof…” Dhakhaatiirta...

Somaliland: Wasiirka Duulista JSL Oo ka Xogwaramay Safarkiisii Singapore iyo Halka uu Maraayo Xaalka Hawada Somaliya iyo Somaliland

Wasiirka Wasaarada Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Farxaan Aadan Haybe oo dhawaan safar shaqo oo uu ku wehelinaaya Wasiir Kuxigeenkiisu Guuleed Maxamed Shire kaga...

Soonka Iyo Sixada (1): Cunista Badan Ee Hilibka Xooluhu Waxa Ay Keeni Kartaa Wadne Xanuun, Kansark Iyo Macaan

Cilmibaadhis cusub oo lagu sameeyey dalka Maraykanka ayaa daahfurtay in hilibka xoolaha oo cunistiisa la isku badiyaa ay kor u qaado khatarta ah in...

Somaliland: Yaab Beesha Biciido (Habar-jeclo) Oo Ku Dhawaaqday Shir Ka Dhan Ah Siyaasadda Wasiirka Madaxtooyada Iyo Maxamuud Xaashi Oo Ku Baaqay In La Qaadaco

Wasiirka Madaxtooyada Ayaa Ka Cabsi Qaba In Haddii Beeshu Isku Timaado Ay Doorato Cabdillaahi Maxamed Ducaale oo Taageero Ka Haysta Deegaanka Beesha Biciido oo kamid...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img