Somali News

Somaliland: Xaalada Dhabta Ee Ka Jirta Burco, Heerka Uu Marayo Cudurka Shubanku , Sida Loola Tacaalayo Iyo Cida La Tabaayo Wali.

Afartii cisho ee udanbaysay Magaalada Burco waxay ku jirtay Xaalad Degdega taas uu sababay Cudurka Shubanka ee ka dilaacay magaalada Burco oo sare u...

Somaliland: Ganacsade Xalay Lagu Dhex Dilay Gudaha Magaalada Hargeysa+Magaca Marxuunka Iyo Cidda Dishay

Wararka aan helayno ayaa waxay sheegayaan in xalay gudaha magaalada Hargeysa gaar ahaana suuqa Waaheen lagu diley nin dhalinyaro ah oo ganacsade ah oo...

Somaliland: Guddoomiye Muuse Biixi oo Ka Qaybgalay Daawashada Ciyaar Kubadda Cagta ah oo ka Dhacday Garoonka Gacma-dheere

Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay daawashada ciyaar kubadda cagta ah oo garoonka Kubadda Cagta...

War Deg Deg Ah: Wasiir Imika Tuugsi U Direy Beesha Caalmaka Oo Hoos u Dhigay Qaranimadii Somaliland

Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland Prof: Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa ka hadlay qadiyada iyo madax-banaanida Somaliland halka ay ilaa hadda Beesha Caalamku ka...

Somaliland: Magaalada Hargeysa Oo Laga Cabsi Qabo Inuu Ka Dilaaco Xannuunka Shuban-biyoodku Iyo Nuxurka Kulan Dhex Maray Wasiirka Biyaha Iyo Bahda Caafimaadka

Kulan ay iskugu yimaadeen wasiirka biyaha Somaliland masuuliyiinta Wakaaladda biyaha Hargeysa iyo Bahda Caafimaadka Hargeysa ayaa waxa ay ka wada hadleen sida looga hortagi...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img