Somali News

Somalia: Maxa Kala Qabsaday Farmaajo Iyo Kulankii Kismaayo ?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaaliga ah ee Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa fiidnimadii Salaasada ku dhex lugeeyey magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose kula kulmay...

War-bixin: Khilaafka Dalalka Khaliijku Ma Muxuu Ka Dhashay Xidhiidh Qadar La Leedahay Ikhwaanul Muslimiin ?

Dad badan ayaa aaminsan in khilaafka siyaasadeed ee Dalalka Khaliijka iyo Qatar sida ay warbaahinta Adduunku tabinayso ama suuqa lasoo galiyay ee ah inay...

Somaliland: Wasiirka Caldaalada Oo Ka Hadlay Maxaabis Xukunkoodi Dhamaaday Oo Hadan Xidhan

Wasiirka wasaarada Cadaalada Somaliland Muddane Axmed Faarax Cadare oo ay hoos yimadaan wasaaradiisa maamulka xabsiyada dalku waxaa uu ka hadley maxbiis ku jirta xabsiyada...

Somaliland: Daawo Cali Waran Cadde Oo Goob Aan Laga Filayn Ka Soo Dhex Hilaacay + Goobta

Cali Maxamed Waran Cade wasiirkii hore ee wasaarada arimaha gudaha Somaliland isla markaana iminka ah la taliyaha khaaska ah ee madaxweyne Siilanyo ayaa waxaa...

Somaliland: Wasiir Ku-xigeen Ka Mahad-celiyey Xil Ka Qaadis Uu Madaxweyne Axmed-Siilaanyo Ku Sameeyay Balse Waa Kuma?

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Xasan Faarax Dhimbiil oo ka mid ahaa Masuuliyiin uu Habeen hore Madaxweynuhu ka qaaday Xilalkii ay hayeen, ayaa ka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img