Somali News

Qatar oo Qaadacday Diiwaanka ururada Argagaxisada ee Sacuudiga soo bandhigay

Dalalka Sacuudiga, Masar iyo Imaaraatiga ayaa khamiistii shalay soo saaray Diiwaanka ama listiga shaqsiyaadka iyo kooxo ay sheegeen inay xiriir laleeyihiin argagaxisada kuwaasi oo...

Somaliland: Daawo Wasiir Cadaani Oo Arrimo Badan Ka Hadlay Oo Sheegay Inu Mujaahid Yahay

Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Cadaani ayaa waxaa uu goob fagaare ah isla markaana madaxweyne Siilanyo goob joog ka ahaa ka sheegay...

Somaliland: Muxu Ka Yidhi Suxufi Cali Mahdi Lacagtii Lagu Eedeyey Inu Ka Cunay Wiilki Yare Ee Xanuunsayey ? + Daawasho

Wariye Cali Mahdi Jibriil oo ah wariye ka hawl gala telefishanka caalamiga ah ee Kalsan tv Aya waxa lagu eedeyey Inu Lacago Ka Cunay...

War Deg Deg Ah: Siyaasi Buuba Oo Imka Ka Duulay Magadaarka Hargeysa Iyo Ujeedad Socdaalkiisa + Passportka U Ku Duuley

Prof Ismaciil Hurre Buubaa oo ka mid siyaasiyiinta bulshada Somaliyeed ugu caansan isla markaana iminka ka mid ah saraakiisha xisbiga Waddani ayaa maanta ka...

Somaliland: Maxamuud Xaashi Iyo Cali Mareexaan Oo Madaxwaynaha Hortiisa Ku Kala Adkaaday Qorshe Ku Aaddan Go’aanka Ay Somaliland Ka Qaadanayso Khilaafka Dalalka Carabta.

Wasiir Maxamuud Xaashi Oo Soo Jeediyey Inay Somaliland Taageerto Sucuudiga Halka Uu Cali Mareexaan-na Ku Taliyey Inaan La Dhex-gelin Dagaalka Bariga Dhexe + Cod...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img