Somali News

Somalia: Lix qof oo ku dhimatay toogasho ka dhacday magaalada Baydhabo

Wararka xiligan naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa seegaya in toogasho ay ka dhacday goor dhowayd xero ay ku sugan...

Somalia: Guddoomiye waaxeed ku dhintay iska horimaad dhaxmaray ciidamada dowladda

Guddoomiye Waaxeed ka tirsanaa degmada Kaaraan oo lagu magacaabo jiray Cabdi Maxamed Dhagey ayaa la sheegay in uu ku dhintay dad kalana ku dhaawacmeen,...

Deg Deg: Ragg Ka Tirsan Kooxda Al-Shabab Oo La Qabatay Iyaga Oo Alaaba Qarxaysa Baco ku Sida

Wasaaradda amniga dowlad goboleedka Jubaland ayaa degmada Doolow ee gobolka Gedo kusoo bandhigay afar nin oo ay sheegeen in ay ka tirsanyihiin Al-shabaab iyo...

War Deg Deg Ah: Qarax Xoogan Oo Lala Beegsanayey Madaxtooyada Oo Ay Ciidamado Isku Mareen,,,

Saraakiil ka tirsan maamulka degmadda Xamar-weyne ee Gobolka Banaadir, ayaa sheegay in ay ku guuleysteen in ay Qarxiyaan Miino lagu aasay xaafad kamid ah...

War Deg Deg Ah: Madaxweynaha Puntland oo Ku Dhawaaqay Dagaal Ka Dhan ah Al-shabaab

Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa shir Jaraa’id oo ku qabtay Xarunta Madaxtooyadda Puntland wuxuu ku dhawaaqay Dagaal waqti dheer socda oo ka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img