Somali News

Somaliland: Muxu Cali Guray Ka Yidhi Arrimaha Doorashooyinka Somaliland

Mujaahid cali guray oo qoraal yaro koban soo dhigay barta u ku layahay baraha bulshad ee facebooga ayu kaga hadlay Arrimaha Doorashoouinka Ee Komishanka...

Deg Deg: Madaxweyne Siilaanyo Oo Imika Ka Hadlay Doorashooyinka Madaxtooyada Balse Maxa Ku Cusub

WAR-SAXAAFADEED: 11/06/2017 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu xeer Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-4866/062017 ku Cayimay Xilliga Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka...

Somaliland: Komiishanka Qaranka Oo Cayimay Maalinta Loo Dareerayo Doorashada Madaxtooyada & Madaxweynaha Oo La Sugayo Inuu Digreeto Ku Ansixiyo

Doorashada Madaxtooyada waxa lagu beegay Maalinta u dambaysa Muddo-kordhintii Golaha Guurtidu u sameeyay Madaxweynaha Iyo Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Guddiga Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa Shalay ku...

War Deg Deg Ah: WAJAALE Xanuunka Shuban-biyoodka Oo Soo Ritay 123 Qof, Baaqa Maamulka Degmada Iyo Wararkii U Dambeeyay

Maamulka Degmada Oo Bilaabay inay Buufiyaan Dadka Cisbitaalka keena Qofka uu Xanuunku soo rito Cudurka Shuban-biyoodka, ayaa la sheegay inuu ka dillaacay Magaalada Wajaale ee...

Somaliland: Wasiirka Caafimaadka Oo U Kuurgalay Heerka Xanuunka Shuban-Biyoodka Ee Boorama

Wasiirka Caafimaadka JSL Mudane Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-toosiye), ayaa u kuurgalay xaaladda dhabta ah ee heerka xanuunka Shuban biyoodka ee ka dillaacay Magaalada Boorama. Wasiirka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img