Somali News

War Deg Deg Ah: Qarax Xoogan Oo Imika Hulciyey Caasimadda Muqdisho Dhaawaca Iyo Dhimashada Oo Hadh Balay

Qarax ayaa caawa la maqlay inta u dhaxeysa Isgoyska Banaadir iyo Isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho caasimadda Soomaaliya. Goob joogayaal ayaa sheegay in qaraxan oo...

Somaliland: Beelaha Habar Jaclo Oo Xabad Ka Xigga In Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Lagula Tartamo + Qabo Ka Dha

Qorshe Lagu Xagal-daacinayo Xidhiidhkii Jeegaanta Oo Xarunta KULMIYE lagu Nashqadeeyey Iyo Taladii Muuse Salaadiintiisu Ku Dhabartaabatay Oo Iftiinka U Soo Baxay Waxaa si rasmiya ubilaabmay...

Somaliland: Daawo Sheekh Maxamed Cali Geedi Oo Iska Difaacey Eedeymo Loo Soo Jeediyey

Gudoomiyaha Hay’adda Geeska Afrika Sheekh Maxamed Cali Geedi ayaa iska difaacay eedaymo loo soo jeediyey oo la xidhiidha muran ka taagan dhul,  

Somaliland: Guddoomiyaha KULMIYE Oo $52,500 Oo Dollar Ku Wareejiyey Cusbitaallada Boorama Iyo Wajaale

Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweyne ee xisbigaas Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa cisbitaallada magaalooyinka Boorama iyo Wajaale ku wareejiyey lacag dhan $52,500(laba iyo...

Deg Deg: Wefti Wasiiro Ka Kooban Oo Ka Socda Dawlada Qatar Oo Imika Ka Hilaacay Muqdisho Iyo Nuxurka U Jeedada

warar ka Imanaya Dhanka Iyo Muqdisho ayaa waxa ayaa sheegaya in Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Qatar ayaa xilligan kulan la leeyahay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya. Ilo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img