Somali News

UPDATES: Garyaqaanka Guud ee Somaliland Garyaqaan Cabdisamad Cumar ayaa beeniyay in Madaxweynaha

Jamhuuriyada Somaliland magacaabay guddiga Culimada oo dastuurku jideeyay. Garyaqaanka Guud ayaa waxba kama jiraan ku sheegay xubno culimo ah oo la sheegay in loo...

Fanaan Dhallinyaradu Aad U Jeclayd Oo Gabi Ahaanba Fanka Isaga Baxay Kuna Dhawaaqay Inuu Dacwadda Diinta U Go’i Doono

Axmed Biif Ayaa Ka Mid Ahaa Dhallinyarada Fanka Ka Shidda Dalka Imaaraadka Carabta Fannaanka Dhallinyarada ah ee Soomaaliyeed Axmed Cabdikariim Maxamed oo loo yaqaano (Axmed...

Somaliland: “Cabdillaahi Maxamed Ducaale 15 Jeer Ayuu Baasaaboorka Somaliland Ku Dhoofay, Edna Aadan 8 Jeer Bay Ku Dhooftay Kuwanina Intay Baasaabooro Ajaanib Ah Qaataan...

“Waxa Jira Koox Yar (oo Qurbe-joog ah) Oo Xil u Joog ah iyo Koox Kale Oo Xil Ku Joog Ah Oo Marka Xilka Laga...

Qatar Airways Oo Qaramada Midoobay Ka Dacwaysay Dawlado diiday Inay Hawadoda Ku Duusho

Shirkadda Duullimaadka ee Qatar Airways, ayaa ka codsatay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Maamulka Hawada ee ICAO inay tallaabo ka qaado xayiraadda duullimaad ee...

Nin Facebook-ga Ku Aflagaadeeyay Nebi Maxamed Oo Dil Toogasho Lagu Xukumay

Maxkamad ku taala dalka Pakistan ayaa dil ku xukuntay nin u dhashay dalkaasi oo lagu eedeyay in bartiisa Facebook-ga uu ku qoray waxyaabo ka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img