Somali News

Deg Deg: Dawlada Eritrea Oo Qabsatey Qeybo Ka Mid Ah Dalka Jabuuti Iyo Ciidamada Jabouti Oo Galin Horaba

Dawlada Eritrea ayaa waxaa ay qabsatey qeybo ka mid ah dalka Jabuuti ka dib markii ay halkaasi ka baxeen ciidamadii nabad ilaalinta u joogey...

Djabouti: Madaxweyne Geelle Oo Xadhiga Ka Jaray Deked Cusub Oo Dalkaasi Dhistey

Madaxweynaha Dalka Jabuuti muddane Ismaciil Cumar Geele ayaa waxaa uu xadhiga ka jaray dekada Cusub oo dalkaasi dhistey taas oo laga hir galisay deeganka...

Somaliland: Nin U Dhoofayey Dalka Qadar Oo Lagu Qabtay Madaarka Hargeysa

Ciidammada Ammaanka ayaa Madaarka Diyaaradaha Hargeysa ee Cigaal ku qabtay Ismaaciil Cumar Madar oo ah Nin dhallinyaro ah oo dhawaan laga soo Celiyey Dalka...

Deg Deg: Madaxweyne Siilaanyo Iyo Wefti Uu Hoggaminayo Oo U Kacay Dhanka Iyo Dalalka Carabta

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, oo ay wehelinayaan Marwada Koowaad ee Qaranka, Marwo Aamina-weris Sheekh Maxamed Jirde, Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Marwo Samsam...

Somaliland: Madaxweyne Siilaanyo Oo Isku Shaandheyn Aan La Mahadin Sameyey

WAR-SAXAAFADEED: 15/06/2017 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu caawa digreeto madaxweyne oo summadiisu tahay JSL/M/XERM/249-4891/062017 uu ku magacaabay la-taliye madaxweyne, isagoo isku...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img