Somali News

Somaliland: Taliye Cusub Oo La Wareegay Qaybta Booliiska Ee Gobolka SOOL

Munaasibad xilka loogu kala wareejinayo taliyihii qaybta booliska iyo taliyaha haatan loo soo magacaabay ayaa lagu qaybtay qaybta booliska gobolka Sool ee Magaalada Laascaanood. Munaasibadan...

Somalia: Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb-galaya shir looga hadli doono arrimaha Qaxootiga oo ka furmaya dalka Uganda

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mundane Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ayaa shalay gaaray magaalladda Kampala ee caasimada dalka Uganda. Madaxweynaha ayaa lagu wadaa in dhawaan...

Somaliland: Daawo Xaalada Gobalka Buuhoodle oo Faraha Kasii Baxaysa Iyo Ciidamo Hubaysano Oo Isla Soo Galay Gudaaha Magaalada

Xiisad Adag Oo Ka Taagan Magaalada Buhoodle Iyo Maleeshiyad Hub Uruurisi Ka Wada Gudaha Magaalada Buhoodle

Somaliland: Khilaafkii Golaha Deegaanka Saylac Oo Wali Taagan Iyo Xukuumadda Somaliland Oo Xubno Wasiiro Ah U Dirtay Saylac

Waxa wali taagan oo aan dhinacna loo ridin khilaafkii cuslaa ee ka dhex taagnaa golaha deegaanka degmada Saylac,taas oo sababtay in ay istaagto shaqadii...

Somaliland: Nin U Dhashay Dalka Yamen Oo Xatooyo Badan U Gaystay Meherado Ganacsi Oo Hargeysa Ku Yaala Iyo Ciidamada Booliska Oo Ku Hawlan Soo...

Nin dhalashadiisa la sheegay inay tahay Yamen ayaa jabsaday meherado ganacsi oo kala duwan oo ku yaala magaalada Hargeysa ee caasimada dalka Somaliland. Tuuggan la...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img