Somali News

Somalia: Ugu Yaran 10 Ruux Oo Maanta Ku Dhintay Qarax Xoogan oo Ka Dhacay Muqdisho

Warar hordhac ayaa ka soo baxaya qarax xoogan oo loo adeegsaday gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay oo goor dhaw lagu weeraray saldhiga degmada...

Kenya: Dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab oo gudaha u gallay Kenya

Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay gudaha dalkeeda u tallaabeen dagaalyahano hubaysan oo  ka tirsan Ururka Al-shabaab. Booliska dalka Kenya ayaa ku waramay in ilaa...

War Deg Deg Ah: Qarax weyn Oo Imika Ka Dhacay Caasimadda Muqdisho

Daqiiqado ka hor ayaa laga maqlay qarax weyn oo loo maleynayo in uu ahaa ismiidaamin saldhiga degmada Waaberi ee gobolka Banaadir. Warar hor dhac ah...

Somaliland: Shirkii Falanqaynta Barnaamij-siyaasadeed KULMIYE ee Aqoonyahanka Jaamacadaha oo la soo Gunnaanaday

Shirkii falanqaynta barnaamij-siyaasadeedka xisbiga KULMIYE u diyaariyey inuu ku galo doorashada Madaxtooyada ee u qorshaysan 13-ka bisha November ee ay ka qaybgaleen aqoonyahanka jaamacadaha...

Somaliland: Cabdikariin A Mooge Oo Afka U Furtay Shirkadda Dp World Iyo Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo

Siyaasi Cabdikariin Axmed Mooge, ayaa ka sheekeeyey dhibbaatooyin iyo hadimooyin tira badan oo shirkadda Dp World ay hore uga geysatay wadamo badan oo ay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img