Somali News

Somaliland: Cali Khaliif Oo Furitaanka Distoorka Ku Tilmaamay Xudunta Wada Hadalada

Prof.Cali Khaliif Galaydh ayaa sheegay inay u baahan yihiin in dastuurka Somaliland lagu muujiyo awood qaybsiga dalka, waxaanu daboolka ka qaaday in dastuur furistiisu...

Somaliland: Daawo Hurdhaca Barnaamijka Ciida Iyo Axmed Zaki Wacdaro Ka Sii Dhigay Shawga

Somaliland: Daawo Hurdhaca Barnaamijka Ciida Iyo Axmed Zaki Wacdaro Ka Sii Dhigay Shawga

Somaliland: Wali Gumucu Meel Baydhsan Buu Gawda Ku Hayaa: Garaadkii Labaad ee Ka Soo Jeeda Beesha Dhulbahante Oo Ku Gacan Saydhay Heshiiskii Somaliland iyo...

Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo ka mid madax-dhaqameedka waaweyn ee beesha Dhulbahante ayaa ka soo horjeestay heshiiska dhexmaray kooxda Khaatumo iyo xukuumadda Somaliland waxaana...

Suxufi Cali Mahdi Dhulkii Hooyo Yaa Looga Tegey, Wadda-dhaqaaqdee

Gabaygan aan Hal-ku dhiga uga dhigay, "Soomaaliyeey waad dhacdeen, Noloshii dheerayd" waa mid aan kula hadlayo dhamaan dhalinyarada shantii soomaaliyeedba, waxa aan kaga hadlayaa...

Somaliland: Wareegto Uu 1998 Madaxwayne Cigaal Ka Soo Saaray Ilaalinta Hantida Qaranka Iyo Boobka Hantida Dawladda Ee Xukuumadda Siilaanyo

Madaxwayne Cigaal AHUN Waxa Uu Digreetadan Soo Saaray Markii Nin Qoyskiisa Ah La Siiyey Guri Dawladeed + Halka Ay Madaxwayne Siilaanyo iyo Qoyskiisu Ka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img