Somali News

Somaliland: Daawo ahmed Zaki Oo Hees Shidan U Qaaday Boorama

Fanaanka caanka ah ee axmed zaki oo hees shidan u qaaday Gobalka Awdal Gaar ahan magaalo madaxda Boorama  

Xog Culus: Damaca Iyo Milicsiga Xukuumadda Siilaanyo Ee Ceelasha Shidaalka Iyo U Raxlaynta Dawlada Sucuudiga

Ila Xogaal ah oo imika ku soo dhacayaha Xafiiska Wararka Ee Gobalka Awdal Ee Bahda shabakadda wargane ayaa waxa ay soo xaqiijisay Damaca Ay...

Nuxurka Kulankii Madaxweyne Siilaanyo Iyo Jaaliyadda Reer Somaliland Ee Imaaradka Carabta

Madaxweynaha Somaliland Oo Salaadii Ciidal Fidriga Ku Tukaday Abu-dubai Kulanna La Qaatay Jaaliyadda Reer Somaliland Ee Ku Dhaqan Imaaraadka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed...

Somaliland: “Waxaan Aaminsanahay In Heshiiskii Khaatumo Lala Galay Uu Ahaa Heshiis Qaran” Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland.

Madaxwayneku-xigeenka oo khudbad u jeediyay bulshada ayaa ugu hambalyeeyay munaasibada ciidal fidriga, isagoo Madaxwayne ku-xigeenku khudbadiisa kaga hadlay wadahadaladii u socday Khaatumo iyo Jamhuuriyada...

Somaliland: Daawo Faysal Cali Waarbe Oo Arrimo Baddan Oo Dalka Ka Jira Ka Hadlay Hambalyan U Direy Umada Islaamka Ah

Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu maanta salaadii ciida uu la tukadey dadweynaha gobalka Awdal gaar ahaan shacbiga reer Borama. Gudoomiyaha...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img