Somali News

Somaliland: Guddoomiyaha Guddida Daba-galka Iyo Baadhista Xasuuqii Somaliland Oo Soo Bandhigay Tirada Dadkii Uu Laayay Taliskii Siyaad Barre

Guddoomiyaha guddida daba-galka iyo baadhista xasuuqii Jamhuuriyadda Somaliland, Khadar Axmed Like, ayaa shaaca ka qaaday in rijiimkii Siyaad Bare uu xasuuq u geystay 60-kun...

Somaliland: Nuxurka Farriin Qoraal Ah Oo Qaar Ka Mida Culimada Somaliland U Gudbiyeen Saddexda Golle Qaran, Xisbiyadda Iyo Maxkamadda Sarre

Culimada Ahlu Sunna Wal-jamaaca Ee Somaliland oo maalmihii ugu danbeeyey saluug xoogan ka muujiyey qaabkii Xukuumada Somaliland usoo xushay Gudida Culimada Somaliland oo ah...

Somaliland: Kulan Beeleed uu Amiir Ka Yahay Cali Mareexaan oo Lagu Maleegay Qorshe Khatar Ku Ah Doorashada Iyo Ujeedka Kulamo Hargeysa Ka Dhacay iyo...

Nuxurka Laba Kulan Oo Xalay iyo Habeen Hore Ka Kala Qabsoomay Hotel Guuleed iyo Guriga Ilhaan Maxamd Jaamac, wasiirkii hore ee Shaqada iyo Arrimaha...

Somaliland: Maxaa Ka Jira In Wasiir Ku-xigeenkii Hore Ee Wasaaradda Caafimaadku La Baxsaday Gaadhigii Dowladda?

Wasiir ku-xigeenkii hore ee wasaaradda caafimaadka ayaa la sheegay inuu la baxsaday gaadhigii dowlada ee uu watay ka hor intii aanu xilka ka qaadin...

Somaliland: “Dad Uu Cali Khaliif Hoggaamiyaa Ma Jiraan, Wax Khaatumo La Yidhaana Ma Jirto” Xildhibbaan Saleebaan Cali Koore

Xildhibbaan Saleebaan Cali Koore oo ka tirsan mudanayaasha gollaha wakiillada ee ka soo jeeda bariga Somaliland ayaa ka hadlay heshiiskii xukuumadda Somaliland iyo kooxda...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img