Somali News

Xogta Siyaasi Xisbiga WADDANI ka Mid Ah Oo Xalay Xukumaddu Xidhay

XAQIIQADA XADHIGA SIYAASI BOOKH KA FOG SHIR-JARAAID.. Waxaan ereyadda ugu adag ku cambaaraynayaa xadhiga sharciga baal marsan ee sidii taliskii Siyaad Siyaad Bare xalay saqdii...

Madaxweyne Biixi Oo Dardar gelinaya doorashada

Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa la filayaa in uu degdeg isugu yeedho kulan gaar ahna ugu baaqo Masuuliyiinta Xisbiyada iyo Komishanka Doorashooyinka...

Ma maalin Madaxweyne Aamusa?

Gunti Giijis ! Waxa Qoray Ahmed Ismail Abdi Xaaladaha adag ee Sicir Bararka iyo Abaaraha leh ee taagani maaha xilliggii Hoggaamiye ummadeed ka aamusi lahaa ! Madaxweynaha...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img