Somali News

Somaliland: Suldaan Maxamed Cabdiqaadir Oo Ka Digay In Muranka Golaha Wakiillada Lagu Waxyeeleeyo Amniga Qaranka

Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa ka hadlay Muranka ka taagan Guddoomiye-nimada Golaha Wakiillada oo Axaddii Toddobaadkan loo doortay Baashe Maxamed Faarax. Suldaan Maxamed oo Shalay...

Somaliland: Xildhibaano KULMIYE Ah Oo Xarunta Golaha Wakiillada Gudaheeda Ku Dagalaamay, Saleebaan Cali Koore Oo La Xidhay Iyo Xukuumadda Oo Ka Hadashay

Maxaa Ka Jira In Cadhada Saleebaan Cali Koore La Xidhiidho Dagaalkii Madaxtooyadu Murashaxnimadiisa Ku Soo Qaaday?? Xildhibaan Saleebaan Cali Koore iyo Baashe Maxamed Faarax oo...

Somaliland: Madaxweynaha Qaranka Jsl Oo Isku Bedel Sameeyey

WAR-SAXAAFADEED: 09/08/2017 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu digreeto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-4962/082017 uu maanta ku magacaabay saddex agaasime guud. Madaxweynuhu: Markuu Arkay:...

Murrashax Muuse Biixi iyo Wefti uu Hoggaaminayo oo Si Ballaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Deegaannada Oog, Guumays, Yagoori iyo Tuullo Samo-kaab

Murrashaxa xisbiga KULMIYE iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo, ayaa si ballaadhan loogu soo dhaweeyey deegaannada Oog, Guumays, Yagoori iyo Tuullo samo-kaab oo ay...

Somaliland: Madaxa Save The Children Iyo Wasiirka Maaliyadda Oo Xadhiga Ka Jaray Biyo gelinta Ilinta Dhexe

Madaxa haya’dda caalamiga ah ee Save the children ee Somaliland/Somaliya mudane Xasan Nuur Saadi iyo Wasiirka wasaaradda maaliyadda Somaliland  marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa ...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img