Somali News

Somaliland: Xisbiga WADDANI oo Xaflad Soo Dhaweyn ah Ku Qaabilay Xildhibbaano iyo Taageerayaal Ka Soo Diga-rogtay KULMIYE

Xisbigga Mucaaradka ah ee WADDANI,ayaa maanta Hoteel CADAMI ee magaaladda Ceerigaabo waxay munaasibad soo dhaweyn ah ugu sammeeyeen Lix xildhibaan oo ka tirsan gollaha...

Deg Deg: Siyaasi Abdi Dakir Oo Kabaha La Dul-Maray Xisbiga Waddani Kana Jawaabay Hadal Cirro Ka Soo Yeedhay

Deg Deg: Siyaasi Abdi Dakir Oo Kabaha La Dul-Maray Xisbiga Waddani Kana Jawaabay Hadal Cirro Ka Soo Yeedhay Siyaasi Cabdi Daa

Somaliland: Wasiirka Ganacsiga Oo Ka Hadlay Khilaafka DP World Iyo Ganacsatada

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Dr Cumar Shucayb Maxamed, ayaa ka hadlay khilaafka ka dhex taagan Shirkadda DP World iyo Ganacstada, waxaanu sheegay in isaga, Wasiirka...

Somaliland: Guddoomiyaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga KULMIYE Oo Ka Hadlay Khilaafka Wakiillada

Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga taladda dalka haya ee Kulmiye Jaamac Ismaaciil Cigaal (Jaamac Shabeel), ayaa talo u soo jeediyey Xildhibaanada Golaha Wakiilada, waxaanu...

Somaliland: Rayte Oo Ka Dhex Mudh Yidhi Xisbiga Kulmiye Iyo Ardaagii Uu Ka Soo Baxay Oo Uu Xaabo Madhan Ku Sifeeyey

Xildhibaan Ibraahim Rayte oo ahaa mishiinkii dhaqaajin jiray xisbiga Mucaaradka ah Ee Waddani bilo ka horna iska casilay xisbigaasi ayaa si rasmi ah u...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img