Somali News

Somaliland: Ma Dhabba In Xildhibaan Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle Hankiisii Murrashaxnimo Ee Gudoomiye Ku Xigeenka Golaha Wakiilada Somaliland Uga Tanaasulay Xildhibaan Siciid...

Warar ilaa xalay soo if baxayay ayaa waxay sheegayaan in xildhibaan Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle oo kamid ahaa murrashaxiinta u tartamayay jagada gudoomiye...

Somaliland: Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga Waddani Oo Ku Guulaystay Inuu Soo Afjaro Khilaafkii Golaha Wakiilada Iyo Xil. Talyanle Uga Tanaasulay Gudoomiye-nimada Baashe

“Waxaan Halkan Ka Cadaynayaa Inaan Ka Tanaasulo Kursigii Aan Anigu Doorashada Ku Helay 39-Ka Cod Oo In Aan Uga Tanaasulo Baashe” Xil. Talyanle “Xildhibaanada Golaha...

Somaliland: Murrashaxa KULMIYE oo gudaha Suuqa Hargeysa Lug Kusoo Maray, Shacabkana la Sheekaystay

Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweyne ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa kormeer indho indhayn oo xaaladda shacabka ugu kuurgelayo kusoo maray kusoo...

Somaliland: Dedaallo Lagu Heshiisiinayo Laba Beelood Oo Dagaalamay Oo Socda & Waxa U Hirgalay Ergooyinka Nabadeed

Magaalada Buuhoodle waxa ka socda Shirar lagu Heshiisiinayo Laba Beelood oo Dhawaan halkaasi ku dagaalamay, ka dib markii mid ka mid ahi diidday in...

Somaliland: Wasiirka Maaliyadda Oo Ciidammada Qalabka Sida U Qaddintay Mushaharkoodii, Munaasibadda Ciidda Carafo Awgeed

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa amartay in mushaharkii bishan August loo horumariyo ciidamada kala duwan ee Jamhuuriyadda Somaliland, kuwaasi oo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img