“Somaliland Waxay Ka Mid tahay 3-da Dal Ee Adduunka Ugu Fiqiirsan…” Wasiir Abokor. Markaana ?

Date:

“Somaliland Waxay Ka Mid tahay 3-da Dal Ee Adduunka Ugu Fiqiirsan…” Wasiir Abokor.
Markaana ?
“Dastuurka waxaa ka farcama Xeerar faahfaahsan
Si waafaqsan Xeerka ilaalinta Anshaxa iyo Nabadgelyadda Guud Xeer L/r 51/2012
Qodobka 10aad farqadaha 1aad ilaa 4aad ayaa Banaan-baxyada lagu xusay ( ugu yaraan 3 maalmood ayaa la ogaysiinayaa Duqa Degmada, Gudoomiyaha Gobolka ama Wasiirka Arimaha Gudaha ) si loo ogolaado ama loo diido.
Waxaa ayaan-daro ah in (Mr. Ambiye) oo Golaha Wakiiladda ambiyay 2 jeer, ayaa shacbi-weynaha Hargeisa doonayaa in u majaro habaabiyo.
Somaliland waa Hooyo Siraad, oo kale dhamaanteen gurmad abaaraha, iyo danyarta haloo gurmado “ sadaqo waa sir” . Somaliland waxay ka mid tahay 4 Dal ee ugu faqiirsan Caalamka, Xukumaddu waxay u qorshaysay U.S $ 3 millions wax ka qabashadda Abaaraha..”
Alla Mahadleh.
Wasiir Cabdilaahi Abokor Cismaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...