Xubin Iska Casilay Komishanka Doorashooyinka

Date:

Cabdifataax Ibraahim Xasan, ayaa gudbiyay dhambaal uu iskaga Casilay xubintii uu ka ahaa Gudiga doorashooyinka ee Somaliland, sida ay ii xaqiijiyeen ilo xog ogaal ah.

Cabdifataax Ibraahim, ayaa is casilaaddiisa la socodsiiyay xafiisyada ay khusayso ee dawladda Somaliland.
Cabdifataax Ibraahim Sheekh waxaa yahay xubinta ugu mudada dheer dhammaan xubnihii soo Maray gudiga doorashooyinka ee Somaliland.
13-kii sano ee ugu dambeeyay waxaa uu ka midnoqday saddexdii guddi doorasho ee isku xigay uguna dambeeyay ee Somaliland.

Waxaana hadda socda qorshe lagu buuxinayo kaalinta uu banneeyay Cabdifataax Ibraahim.

@ Wariye Cabdishakuur Dayib

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...