Qaramada Midoobay Oo Sheegtay In Xidhiidhka Taiwan La Samaysatay Somaliland Uu Muujinayo Sida Caalamku U Danaynayo Gobolka Geeska Afrika

Date:

Qaramada Midoobay, ayaa ka hadashay Ahmiyadda Gobolka Geeska Afrika uu u leeyahay Qaaradda Afrika iyo guud ahaan Caalamka.

Ergayga Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan oo War-bixin siiyey Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay, ayaa ka hadlay sida Dalalka Adduunku u danaynayaan Gobolka, taana ay muujinayso xidhiidhka diblumaasiyadeed ee Taiwan la samaysatay Somaliland, inkasta oo ay labadooduba yihiin Dalal raadinaya Aqoonsi Caalami ah.
Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa yidhi “Dhawaanahan waxa kor u kacay muhiimmadda Qaaradda Afrika iyo Adduun-weynaha u leeyahay Gobolku, iyadoo Taipei xidhiidh diblumaasiyadeed la samaynayso Somaliland.”

James Swan wuxuu sheegay in Somaliland ay Aqoonsi Caalami ah raadsanayso sida Taiwan oo kale “Somaliland, sida Taiwan oo kale, waxay raadineysaa aqoonsi caalami ah”

@Geeska Afrika

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...