Somalia: Aqalka sare oo baaq kasoo saaray shirka Dhuusomareeb

Guddiga Joogtada ah ee golaha Aqalka Sare, ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay baaq kagasoo saareen shirka loo madlanyahay ee Dhuusamareeb 3.

Warsaxaafadeed kasoo baxay ayaa lagusoo dhoweeyay qabsoomida shirka waxayna ku baaqeen in lagasoo saaro go’aano dhaxalgal ah.

Comments

comments