Somaliland: “Waxaanu Fulinayna Heshiiskii Habarjeclo Iyo Garxajis Ee Burco…” Boqor Buurmadow

Date:

Bayaan uu Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buurmadow) oo Ka mid ah Madax Dhaqameedka Beelaha Soomaaliland ayaa bayaan uu soo Saaray kaga Hadlay Colaada Deegaanka Ceel Afweyn.

Bayaan uu Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buurmadow) ayaa waxa uu ku yidhi sida tan:
Marka hore waxaan tacsi udirayaa dhamaan
Dadkii ehelka ahaa ee kudhintay fadhigaab
Iyo intii ku dhaawacantay eheladii aykabaxeen
Waxaan leeyahay samir iyo iimaan

Runtii waan ladanahay tacsida aniga oo xanuunsanaayey awgeed waxaan cidwalba ucadaynayaa dhamaan beelaha aan odayaashooda nahay waxaa naga go aan ah
Arinta fadhigaab inaanu kudhamayno dariiqii
Aanu kusoo afjarnay colaadii dabada dheerayd
Ee boho iyo idarays mana ogolaan doono
CID abaabusha wax colaad ah waxaanu umada soomaaliland ucadaynaynaa inaanu fulindoono

Dhamaan qodobadii shirkii burco ee ay ku heshiiyeen garxajis iyo habarjeclo waxaan
Cidwalba ucadaynayaa arintan waxaan kagawakiil ahay dhamaan beelaha biciide.iyo guud ahaanba beelaha habarjeclo
Waxaanu islaqaadanay beesha axmed faarax
Biciide maanta lagabilaabo inay latalo tahay
Beelaha biciide iyo guud ahaan habarjeclo
Waxaan baraha bulshada ku arkaayey
Dhalinyaro ukala abtirinaysa beelaha habarjeclo
Arinkaas raaligelin baanu kabixinaynaa
Waxaan kale oo aan qurbajooga kuwargelinayaa inaykadheeraadan abaabulka colaada nabadana nagalashaqeeyaan
Beelaha soomaaliland waxaanu kuwargelinaynaa dhamaantood inaynagala shaqeeyaan nabadgelyada beelaha walaalaha ah

Xukuumada waxaanu ugadigaynaa inayku kacdo go aamo dhaawacikara qaranimada iyo wadajirka soomaaliland marwalba waxaanu diyaar unahay wado kasta oo loomaraayo
Ilaalinta qaranimada iyo isutanaasulka
Wabilaahi tawfiiq

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...