KENYA Oo Ciidammadeeda Kala Baxaysa Dalka Soomaaliya

Date:

Dawladda Kenya ayaa bilaabaysa maalmaha soo socda wadahadallo ay ciidammadeeda kala baxaysa dalka Soomaaliya.

Wadahadalladan oo ay hoggamin doonto Wasiirka Gaashaandhigga Monica Juma ayaa qeyb ka ah qorshaha lagu doonayo in ciidammada AMISOM ay kaga baxaan dalka Soomaaliya sanadka 2021.

Ciidamada Kenya ayaa muddo siddeed sanno ah waxa ay ku sugan yihiin gudaha dalka Soomaaliya iyagoo ka mid ah ciidammada nabad ilaalinta AMISOM.

ByXamsePublished on March 4, 2020SHARETWEETCOMMENT
(SLT-Nairobi)-Dawladda Kenya ayaa bilaabaysa maalmaha soo socda wadahadallo ay ciidammadeeda kala baxaysa dalka Soomaaliya.

Wadahadalladan oo ay hoggamin doonto Wasiirka Gaashaandhigga Monica Juma ayaa qeyb ka ah qorshaha lagu doonayo in ciidammada AMISOM ay kaga baxaan dalka Soomaaliya sanadka 2021.

Ciidamada Kenya ayaa muddo siddeed sanno ah waxa ay ku sugan yihiin gudaha dalka Soomaaliya iyagoo ka mid ah ciidammada nabad ilaalinta AMISOM.

Askarigii ugu horreeyay ee ka socda dalka Kenya ayaa 16kii October,2011gii ayaa ka soo gudbay xadka Soomaaliya ay la wadaagto dalka Kenya.

Warkan ku saabsan kala bixitaanka ciidammada Kenya dalka Soomaaliya ayaa ku soo beegmaysa xilli xidhiidhka Soomaaliya iyo Kenya uu sii xumaanayo maalinba maalinta ka dambeysa.

Iskahorimaad hubeysan ayaa ku dhex maray ciidamada dowlada Soomaaliya iyo ciidamo daacad u ah wasiirka baxsadka ah ee Cabdirashiid Janan iyagoo ku dagaalamay xadka ay wadaagaan labada dal ee Soomaaliya iyo Kenya.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...