Somaliland: Suldaan Maxamed Oo Ku Taliyay Inaan La Soo Celin Murankii Siyaasadeed

Date:

Suldaanka guud ee Somaliland Suldaan Maxamed Cabdiqaadir, ayaa ku baaqay in aan dib loo soo celin khilaafkii Xisbiyada, ee la gaadho xal iyo heshiis kama dambays ah oo ay isku af gartaan saddexda Xisbi Qaran.

Suldaanka guud ee Somaliland Suldaan Maxamed Cabdiqaadir oo wareysi gaar ah siiyey Wargeyska Geeska Afrika wuxuu yidhi “In khilaaf dambe inagu soo noqdo maaha, mana wacna, ee Saddexda Xisbi iyo Xukuumadda waxaan talo odaytinimo ku leeyahay waxaa inoo wada dan ah heshiiskiina, ee khilaaf dambe yaanu inagu soo noqon, ee heshiis kama dambays ah gaadha, heshiiskiinuna waanu ku faraxnayna, oo dhammaan dadkeenu wey ku faraxayaan, laakiin khilaafkeena soo noqonaya dan inooma ah”.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...