Dawladda Maraykanka ayaa la filayaa inay wefti sare u soo dirto caasimadda Somaliland ee Hargeysa, kuwaas oo Madaxweyne Biixi ku dhiirigelin doona in meesha laga saaro caqabadaha hortaagan doorashooyinka wakiilada iyo deegaanka.