Somaliland: Xukuumadda Somaliland Qabatay Koontiinar Daawo Dhacday Ah Oo Uu Nin Ajaanib Ahi Dalka Soo Gelinaayay

Date:

Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inay qabatay koontiinr daawo dhacday ah oo la soo gelinayay dalka.

Guddoomiyaha haayada dhawrista tayada Muuse Xasan Xaaji Yuusuf ayaa sheegay inay istaageen dawooyinkii ka iman jiray Muqdisho ee Somaliland ka soo gali jiray dhanka madaarka, kadib markii ay xukuumadu ku bilowday baadhis adag.

Waxa uu gudoomiyahu sheegay inay qabteen koonteendhar daawo dhacday oo madaarka laga soo galinayay dalka, sida oo kalena ay dabagal joogto ah ku hayaan warshadaha dalka iyo alaabtooda sidii ay u noqon lahayd mid tayo leh, waxaanu sidan ka sheegay kulan ay ugu yeedheen gudida joogtada ee golaha guurtida“ Waxa jiri jirtay dawooyin badan oo Muqdisho ka iman jiray iyaga oo guraan gur ah ama aan wax dhukumenti ah aan wadan 90% dawooyinkaasi waa ay istaageen waliba madaarka ayay ka soo gali jireen, waxa kale oo aan awooda saarnay ilaalinta tayada alaabta dalka lagu sameeyo, waxaanu samaynaa baadhis aan ku samayno warshadaha iyaga oo si joogto ah oo qoshaysan oo aanay warshaduu ka war hayn imaatinkayaga,markaanu tagayno warshadaana waxaanu leenahay heer lagu baadho waxyaabaha aanu eegno wax ka mid ah shaqaalaha,nadaafada meesha tayada alaabta ay isticmaalayaan.”

Waxa uu sheegay guddoomiyaha haayada tayadu inay qabteen koontiindhar daawo ah oo dhacay “Waxa markii ugu horaysay dalka soo galay koontiinar dhan oo dawooyin dhacay ah oo aanu madaarka ku qabanay oo nin ajaanib ah lahaa oo aanu isagna ka qaadnay talaabo ku haboon oo sharcigu uu noo

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...