Somalia: Ra’iisal Wasaare Kheyre oo ku baaqay in la gargaaro bulshada ku dhaqan degmada Bardaale

Date:

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo maalintii shalay booqasho ku tagay degmada Bardaale ee gobolka Baay ay jiraan dhibaatooyin kala duwan oo heysto dadka ku dhaqan degmada.

Ra’iisal Wasaaraha ayaa sheegay in Dowladda Federaalka, Maamulka Koonfur Galbeed  iyo Shacabka deegaannada Maamulkaas ay bixiyeen juhdi farabadan ,isla markaana ay kaalintooda ka qaateen caawinta dadka ka barakacay daadadka  ka dhashay roobkii ka da’ay gobolka Baay.

Balse dhinaca waxaa uu hay’addaha samafalka ugu baaqay in ay la yimadaan kaalintooda ku aadan sidii loo gargaari lahaa dadka ku dhaqan degmada Bardaale oo ay wax-yeelladu ka soo gaartay daadad ka dhashay roobab lixaad leh oo deegaanka ka da’ay.

Safarka Ra’iisal Wasaaraha ayaa noqonaya kii ugu horeeyay oo uu ugu kuurgalayo xaalada deegaannada ay ku dhufteen Fatahaadaha, waxaana jira warar soo baxaya oo sheegaya in Ra’iisal Wasaaruhu qorsheynayo booqasho uu ku imanaya magaalada Beledweyne.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...