Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa xukuumadda Somaliland ugu baaqay inay qorshe cad u diyaariso ardayda sannad kasta ka qalinjabinaya jaamacadaha dalka,