Guddida doorashooyinka Somaliland ayaa waxaa ay maanta si rasmi ah ugu dhawaaqen in aaney suurto gal aheyn in ay qabsooman doorashooyinkii golayaasha wakiilada iyo deeganka oo ku mudeysnaa in ay qabsooman 12.12.2019  , waxaana  ay cadeyen in warqadii ay  arintani khuseysay u gudbiyeen madaxweynaha Somaliland