Shir ay maanta iskugu yimadeen guddida fulinta ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa waxaa ay maanta ku go,aamiyeen xiliga uu qabsoomi doono shirka 7 aad ee golaha dhexe ee xisbiga UCID .

Gudoomiye ku xigeenka xisbigaasi ayaa sheegay in shirkaasi uu qabsoomi doono 28.08.2019