Saddexda xisbi ee Somaliland oo maanta kulan ku yeeshay Aqalka madaxtooyada ayaa afhayeen u hadlay saddexdoodaba waxa uu sheegay in aanay weli heshiis rasmiya gaadhin balse ay isu soo dhawaadeen