Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dr. Sacad Cali Shire iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Qorshaynta Xuseen Buuni ayaa si wada jir ah u sharraxay sababta uu Madaxweynaha Somaliland uu Wasiirka Maaliyadda si ku meel-gaadh ah ugu magacaabay inuu ku sime u noqdo Wasiirka Qorshaynta oo Xaalad Caafimaad dibedda ugu maqan, xilli uu Wasiir ku-xigeenkii Wasaaraddu joogo,